Khasaaraha dhimasho iyo midka maaliyadeed ee ka dhashay Dagaalkii Boosaaso oo lasoo bandhigay

Guddi xaqiiqo raadin ah oo loo xil saaray soo uruurinta xogta khasaaraha nafeed iyo midka maaliyadeed ee ka dhashay dagaalkii Boosaaso ku dhax maray ciidamo kala taabacsanaa Madaxweyne Deni iyo Jeneraal Maxamuud Diyaano ayaa soo saaray warbixin. Xubnaha guddiga oo ka koobnaa 13-xubnood ayey muddo ku qaadatay soo bandhigida xogta khasaaraha kala duwan ee ka … Continue reading Khasaaraha dhimasho iyo midka maaliyadeed ee ka dhashay Dagaalkii Boosaaso oo lasoo bandhigay